Video:-Wasiir Alcadaala oo fariin jees-jees ah udiray Fahad Yaasiin

“Haddii inta la dhinac maro guddiga Feit, Seit iyo guddiga xallinta khilaafaadka oo barlamaanka lagusoo galo qori, hadde annagu maxaan bannaanka u joognaa?, idinku maxaad bannaanka ujoogtaan?” Ayuu yiri wasiir Alcaddaala oo ka hadlayay dood looga hadlayay khilaafka arrimaha doorashada.

Hadalka Alcadaala,ayaa si toos ah ugu socda Fahad Yaasiin oo Kursigiisii Xildhibaanimo la hakiyay,kadibna uu ka dhashay buuqa hada kusii siqiya gacan ka hadalka ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka