Diyaarada Qaramada Midoobey oo diiday in ay soo qaado Madera

Diyaarada Qaramada Midoobey oo saakay usoo raaci lahaa Madera way diiday in ay soo qaado.

Midowga Afrika maleh diyaarad joogta ah,waxaase leh Qaramada Mudoobey.

Sababta ay udiiday diyaarada Qaramada midoobey ,waa uhogaansamid go’aanka Xukuumada Fadaraalka Somaliya.

Madera marka uu soo baxayay go’aanka cayrintiisa,waxuu ku sugnaa Kenya.

Jibril Qoobey.