Video:-Laftagareen”Ma yeelayno isbaaro in naloo dhigto 2022″

“Anigoo 20 Sano jir ah,ayaan diiday in nala gumeysto hada oo 50-jir aan ahay oo 2022 la maraayo ma aqbalaayo in nala gumeysto”Ayuu yiri Laftagareen.

Su’aalaha iswaydiinta mudan,ayaa waxay yihiin….

Yaa gumaysanaya Maanta reer K.Galbeed?

Yaa soo gumaystay taariikhdii hore?

Jawaabtu way fududahay marna lama gumaysan reer K.Galbeed isku day aabi oo uga yimid Beelo ama hogaamiye kooxeedyana si karaamo leh ayay iskaga caabiyeen.

Laftagareen luuqadan,waxuu rabaa in uu ku beerlaxawsado Shacabka K.Galbeed.

Hadii cid ay ky xadgudubtay reer Baydhabo,waxaa ilhaameeyay Nabad iyo Nolol.

Halkan ka daawo muuqaalka