Waa imisa Xildhibaanada qaatay Shahaadada Maanta?

Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran:

  1. Abdikarim Omar Hussein GSH#074
  2. Mohamed Ibrahim Nur (Macalimu) GSH#068
  3. Bashir Abdi Mohamed GSH#273
  4. Faisal Ahmed Mohamud GSH#149
  5. Abdullahi Hassan Roble GSH#249
  6. Said Siyad Shirwac AS#09
  7. Hussein Ahmed Ulusow GSH#021