Heshiiska cusub Ee Dekeda Bosaso oo la saxiixay

Madaxweyne Deni waa saxiixay heshiiskii cusbaa ee Dekeda Bosaso,isagoon la shaacin.

Saxiixaas,waxuu ku qaatay dhaqaale kale,waxaana lagu wareejiyay Walaalkiis u wakiishay.

Cadadka Lacagtaas lama xaqiijin karo intuu dhan yahay.

Hada,waxuu sugayaa dhaqaale kale oo uga imaanaya dhanka Dowlada,waxaana dib riday kala maqnaansho masuuliyiintii hawshaas ku xirnayd.

Sidoo kale,waxaa dhici karta in uu si qarsoodiya ku tago Ingiriiska oo uu kula balansan yahay Shirkado shidaal.

Arinka Shirkadahaas oo soo jiitamayay in badan,ayaa lagu xiray in uu warqad ka keensado Dowlada Fadaraalka,waxaase usoo fududeeyay Rooble.

Saxiixa heshiiskaas Shidaal haduu hirgalo isagana,waxuu ku helo doonaa xoogaa fiican oo xuquuqul qalin ah.

Jibril Qoobey.