Rooble oo talo muhiim ah laga siiyay cayrinta W.Arimo dibadeedka

Rooble waxaa lagula taliyay labo arimood mid in uu ka qaato Wasiirka Arimaha dibada,kuwaasoo kala ah…

1.In uu isku shaandhayn kooban sameeyo oo Wasiir kale oo Beesha Daarood ah keeno Arimaha dibada kan hada joogana geeyo Wasaarad kale.

2.In uu iskaba daayo xilka qaadistiisa,maadaama uusan waxbadan uga baahnayn oo Wasaaradii Amnigu ay fulisay shaqadii looga baahnaa xaqiijinta Wakiilka la cayriyay.

Waxay ubadan tahay in Rooble Qodobka danbe qaato.

Warqada kasoo baxday Midowga Afrika,waxay ahayd mid ilhaano ku ah maqaamka Dowladeed ee Dalka.

Jibril Qoobey.