Xisbiga Mideeye oo beri la filayo in uu ku guulaysto Duqa Qardho

Mideeye beri,waxuu hawada ka qaadan doonaa Duqa Magaalada Qardho oo doorashadiisa loo balansan yahay.

Caawa,waxaa diyaar ku ah xarunta Xisbiga Mideeye ee Qardho 20-Xubnood oo ka mid ah Golaha la doortay.

Waxaa Qardho ka baaqday Wasiirka Maaliyada oo Dowladu uwakiilatay hawlgalka Doorashada Duqa Qardho.

Baaqashadiisa,ayaa ku salaysan baqdin amni oo la xiriirta ku lug lahaanshihiisii dagaalka Bosaso.

Xasan dagaalkii Bosaso kadib,waxuu inta badan Garowe iyo Bosaso ukala raacaa diyaarad.

Sida xogo igu soo gaareen caawa goor danbe,ayaa Dowlada Xisbigeeda Kaah masuuliyiin ka socdaa qaybin doonaan lacag usoo dhiibay Xasan Midgaan.

Balse lacagtaas iyo dadaal walba oo ay Dowladu geliso doorashada Duqa Qardho waxba kama badali doono guusha Mideeye.

Jibril Qoobey.