Farmaajo Ma ahan Qofkii u horeeyay ee asagoo Waalan Hoggaan Dal Qabta!!

Farmaajo Ma ahan Qofkii u horeeyay ee asagoo Waalan Hoggaan Dal Qabta.

1996 ayaa Dadka Reer Ecuador(Laatiin America) oo Markaas Qalalaase Siyaasadeed, Musuq Baahay iyo Busaarad Xun Haysay ayaa Waxaa usoo Baxay Wiil Hoog La Yiraahdo Cabdala Bucaram (oo Lagu Naynaasi Jiray ILBUUNDO).

Ilbuundo Wuxuu Ballan Qaaday Hadday Doortaan inuu Dhib Kasta oo Jira Soo afjari Doono, Dadkuna ay Fadhigooda Ku Dhargi Doonaan, Waa Say Rabeene Cod aqlabiyad ah ayay Ku Doorteen.

Balaayaba Waa Tan Danbaysee Xaalka Dalku Wuxuu Noqday (KUD KA GUUR OO QANJE U GUUR) 6 Bilood Ka Dibna Waxaaba La ogaaday in Cabdala Bucaram ” ILBUUNDO” uu Yahay nin Waalan oo Jeel Majnuun Kasoo Baxsaday, Hadde Markaasaa Xilkiina Laga Xayuubiyay Jeelkiisiina Dib Loogu Celiyay oo uu ilaa Hadda Ku Jiro.

Dadka Reer Ecuador Waa Naga Nasiib Badnaayeen oo 6 Bil Kaliya ayaa Ninkaas Waalan Hogaaminaayay Soomaaliyase 5 SANO Ka Badan ayaa Nin Waalan Horfadhiyaa Walina Qaar Kaloo Waalan u Sacabo Tumahayaan.

Xigasho:-Oday Somaliyed.