Dhaqaale xumo baahsan oo ku habsatay Itoobiya

In ka badan 700 oo mashruuc oo dalka Itoobiya ka socday ayaa istaagay.Mashaaricdan oo u badnaa dhisme, ayaa joojintooda loo sababeeyay dhaqaalle xumada dalka soo food-saartay.

Itoobiya, waa dal wax soosarkisu ka yaryahay waxa dibada uga soo degga.Ilaa shan jeer ayuu ku laba laabmaa waxa ay soo dhoofsato,marka la bar-dhigo,waxa ay soo saarto.

Sicir bararka,nolosha bulshada ee adkaatay,rabshadaha guddaha,saameynta dagaalkii waqooyi,xidhiidhka xumaaday ee ree galbkeeda(Maraykan) iyo dhaqaallaha dalka oo ahaa mid deeqaha & deymahoda ku tiirsanaa ayaa keenaya in hoos u dhac yimaado.Waxayna sababtay inay yaraatay oo la waayo lacagti adkayd ee wax lagusoo iibsan lahaa.


VOSS TV