Itoobiya oo sare uqaday Sicirka Qaadka ay dhoofiso

Itoobiya,ayaa go’aamisay in ay kordhiso qiimaha Jaadka loo dhoofiyo Soomaliya.

Qiimaha Halkii Kiilo oo Jaad ah,ayaa laba jibaar laga dhigay marka la barbar dhigo Qiimihiisii hore.

Qaadka(Jaadka) ayaa kaalinta saddexaad kaga jira dhanka dakhliga Itoobiya usoo xarooda,Waxaana ka horeeya..

1.Bunka

2.Dahabka.

Itoobiya,ayaa ka heshay Qaadka dakhli gaaraya 280-Mlyan oo Dollar Sideedii Bilood ee udanbaysay.