Ragii qarxiyay masaajid Maraykanka ku yaal oo la xukumay

Minnesota maxkmada Fadaraalka ee Gobolkaas,ayaa xukun ku riday 2-Nin oo reer Chicago ah kuwaas oo sanadkii 2017-dii qarax u gaystay xarun masaajida oo Muslimiintu ku lee yahiin gobolkaas.

Maxkamadeynta Labadaas nin ayaa soo jiitamaysay ku dhawad shn sano isolamarkana waxaa si wayn uga war sugayay go’aanka Muslimiinta dalkaasi.