Jadwalka Deegaan Doorashada 2-aad Ee JL oo la shaaciyay

Guddiga doorashooyinka SEIT ee Jubbaland,ayaa shaaciyey 16-kii Kursi ee ku harsanaa Deegaan doorashadooda Labaad,kuwaasoo loosoo wareejiyay Ceel-waaq.

Halkan ka akhriso:-