Laba Xildhibaan oo ka mid ahaa kuwa Nisa oo qaatay Shahaadada

Laba Xildhibaan,ayaa Fahad Yaasiin 20-kii uxaraysnaa kasoo fara baxsatay,waxayna qaateen Shahaadadii Xildhibaanimo.

Labada Xildhibaan,ayaa kala ah…

1.Xildhibaan Dayax Cumar
2.Xildhibaan Faarax Cabdi Diini

Maalmaha soo aadan waxaa la filayaa in ay soo baxsadaan Xildhibaano door ah oo Fahad meel ugu xirnaa.

Jibril Qoobey.