N&N Oo markale weerar kusoo qaaday Kursigii ay ka geeriyootay Xil.Aamino

Kursigii ay ka geeriyootay Xildhibaanad Aamino rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo,waxaa utaagan Walaasheed Samira Maxamed Cabdi.

Maamulka Hir-shabelle,waxuu usoo wareejiyay Deegaan Doorashadiisa Magaalada Jowhar,halka markii hore uu ka ahaa Beledweyne.

Balse,waxaa Guudlaawe cadaadis saaray N&N ,waxayna ku khasbayaan in uu ku celiyo Beledweyne.

Ujeedka ay uga hor yimaadeen in Kursigaas loosoo wareejiyo Jowhar,waa in uusan Madaxweyne Axmed Madoobe ku dayan oo fursad uhelin kuwa Garbahaarey in uu uwareejiyo Magaalo kale,sida ay xaqiijinayaan Ilo muhiim ah.

Jibril Qoobey.