N&N saamayn intee le’eg bay ku leeyihiin Ceel-waaq?

Ceel-waaq 3-maalmood gudahood,ayaa lagu soo gabagabaynayaa Doorashada 16-ka Kursi.

Madaxweyne xigeenka Dowlada Jubaland Maxamuud Sayid,ayaa tegi doona Ceel-waaq

Ceel-waaq,waxaa fadhiya Ciidan Jubaland oo hadii loo baahdo ay kaabayaan kuwa Kenya.

Kooxda N&N waxa kaliya ee ufuran,waa in ay weeraraan Magaaladaas masaafada fog ujirta iyaga.

Waxa kaliya ee ay ku weerari karaan,waa in ay garab waydiistaan Ciidamada Itoobiyaan ,taasoo ay adag tahay in ay helaan xiligan.

Itoobiya,waxaa haysta laba cadaadis oo kala ah..

1.Iyada oo aysan danaheeda siyaasadeed ku xirnayn Hal Qof rabtana nidaamka badali doona Farmaajo in ay la noolaato.

2.Maraykanka oo kal hore si adag ugaga digay isku day walba oo ay ku galayso gudaha Somaliya.

Si kasta oo ay ahaataba hadii ay qariskaxoornimo kusoo aadaan Ceelwaaq waxay fududaynaysaa in 16-ka Kursi Kismaayo toos loogu wareejiyo.