Xildhibaanadii Nisa oo intooda badan aan qaadan Shahaadada

Tirada xildhibaannada cusub ee NISA ka tirsan,waxaa lagu qiyaasaa 20-Xildhibaan.

Maysan qaadan Shahaadada oo waxay ku xiran yihiin Fahad Yaasiin,sababtoo ah isaga,ayaa ka dhigay Xildhibaano.

Ilaa iyo hada masiirkoodii,waxuu ku xiran yahay Ninkaas masiirkiisa.

Balse loo joojin mahayo oo sida saakay looga tagey,ayaa looga tagi doonaa lana dooran doonaa Madaxda Qaranka.

Baarlamaanku,waxuu hada haystaa Kooram ku filan oo ay xataa ku dooran karaan Madaxweyne.

Jibril Qoobey.