Jowhar oo Lix Musharax lagu gudoonsiiyay Shahaadada

Guddiga Doorashada Hirshabeelle,ayaa shahaadadii Murashaxnimo Gudoonsiiyay Murashaxiinta kala ah..


1 Osman Mohmed Mohamud ( Xaadole)
2 Shadoor Haji Mohamud
3 Fowziya Shiikh Ali Mohamud
4 Bashiir Mohamed Yusuf
5 Yusuf Abdi Abdulle
6 Yaxye Abuukar Aden


Waxa ay u wada tartamayaan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106 Golaha Shacabka BJFS,

Doorashada,ayaa dhici doonta maalinka Bari ah . #Doorashada Golaha Shacabka #Hirshabelle #JOWHAR.