Waxaa goor dhow furmi doona Baarlamaanka 11-aad Kalfadhigiisa 1-aad, Kulankiisa 1-aad.
Ajendaha Kulanka Maanta…
1-Furitaanka Aayadaha Quraanka Kariimka ah.
2-Ansixinta Ajendaha.
3-Dhaarinta Xildhibaano.
4-Hadal-jeedinta Guddoomiyaha KMG ah
Xil.Cabdisalaam Axmed Liibaan.
5-Qeybinta Dastuurka.
6-Qeybinta Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka BJFS.
7-Qeybinta habraac kumeel gaar ah ee kala guurka Baarlamaanka 10-aad-baarlamanka 11-aad iyo xeer hoosaadka u gaar ah doorashooyinka Guddomiyaha Golaha Shacabka Iyo Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaliya iyo Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya.


