Seneterada Aqalka-sare oo fariisanaya Saakay

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Aqalka Sare Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo soo gaaray Xarunta Golaha Aqalka Sare oo maanta yeelanaya kulankoodii koowaad.