Xubnaha Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka 11-aad oo la shaaciyay

Xubnaha Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka 11-aad.

Xubnahan waxaa iska soo dhex doorteen 5-ta beelood, waxaana la galinayaa hadda cod kalsoonida ee Golaha.

1- Cabdullaahi Rooble- kasoo jeeda Puntland (Daarood).

2- Mohamed Husseyn Haadi- Kasoo jeeda Somaliland (Dir).

3- Cabdirisaaq Cumar- kasoo jeeda Hirshabeelle. (Hawiye).

4- Xuseyn Maxamed Nuur- kasoo jeeda Galmudug (Hawiye).

5- Xaaji Cali Max’ed Nuur- Kasoo jeeda Koonfur Galbeed (Digil iyo Mirifle).

6- Maxamed Abuukar- Kasoo jeeda Koonfur Galbeed (Digil iyo Mirifle).

7- Dahabo Suusow Maxamud- Kasoo jeeda Hirshabeelle (Beesha 5aad).

8- Qaasim Cilmi Seed- kasoo jeeda Galmudug (Daarood).

9- Cumar Sharif Jeeg- kasoo jeeda Banaadir (Beesha 5aad).

10- Nasro Mahdi Caraale- (DIR).