Goormay dhacaysaa Doorashada 16-ka Kursi Ee Ceel-waaq?

Waxaa taagan doorashadii Ceelwaaq iyo qolo reer Gedo ah oo raba in ay Garbahaarey doorasho ku qabsadaan,inkastoo aysan haysan sharciyad iyo taageero.

Gudiga Doorashada waxay soo gaareen Kismaayo,iyagoo diyaarinaya qorshihii hirgelinta doorashada Ceel-waaq.

Majirto caqabad hor taagan ku qabashada doorashada Ceel-waaq.

Beesha caalamku si diblomaasiyaysan ayay utaageertay in Garbahaarey laga soo wareejiyo goob doorashada,waxayna hada riixaysaa in la dadejiyo oo uu fulo qorshaha Ceel-waaq.

Jibril Qoobey.