Madaxweyne Dowlada Puntland oo dib ugu soo laabtay Garowe

Madaxweyne xigeenka iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL,ayaa ka qeyb galay soo dhaweynta Madaxweynaha Dawladda Puntland Saciid Cabdullahi Denni oo dib ugu soo laabtay Garowe Maanta.