Swan oo kulan la qaatay Musharaxiinta Gudoonka Golaha Shacabka

“Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u jooga Somalia James Swan ayaa maanta kulamo la qaatay qaar ka mida musharaxiinta u taagan guddoomiyaha golaha shacabka ee Somaliya.”Ayaa lagu yiri qoraal la soo dhigay barta twitterka ee xafiiska UNSOM.

James Swan iyo musharaxiinta uu la kulmay,ayaa ka wada hadlay arrimaha mudnaanta u leh xildhibaanadan u taagan jagada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Jibril Qoobey.