Yaa loo saadaalinayaa Gudoonka Aqalka-sare?

Gudoomiyaha Aqalka-sare saadaashu waxay muujinaysaa in markale Cabdi-xaashi kusoo laaban doono.

Odaygu waxuu isku duwday 9-10 Seneter oo Gobolada Waqooyi kasoo jeeda.

Sidoo kale 18-ka PL iyo JL,ayuu heli doonaa,sida xoguhu sheegayaan.

Cabdi-xaashi Labada Madaxweyne ee PL iyo JL,waxay isla qaateen in uu doorkiisa ka qaato hanka Madaxweyne Deni.

Gudoomiyaha Aqalka-sare,waxuu ubaahan yahay in uu helo wax ka yar 30-Cod.

Cabdi-xaashi,waxaa ku filan 18-ka JL iyo PL iyo 9-Cod oo uu ka helo Gobolkiisa Somaliland.

Jibril Qoobey.