Video:-Gudoomiyihii hore Ee Gedo Oo la weeraray Xalay

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalin,ayaa sheegay in gurigiisa oo ku yaala magaalada Garbahaarey ay xalay saqdii dhexe weerar ku qaadeen ciidamo daacad u ah Farmaajo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka