Waare oo ku baaqay in cunaqabatayn lagu soo rogo kuwa carqaladaynaya Doorashada

Waare fariinta uu udiray Beesha Caalamka markii xigmad ahaan lasoo ururiyo,waxay noqonaysaa..

“Carqaladeynta loo qorsheeyay in ay berri ka dhacdo Baarlamaanka ee ah isku daygii ugu dambeeyay ee lagu doonayo in lagu waxyeeleeyo habsami u socodka doorashada,hadaan hada talaabo laga qaadin oo aan lasii dayn Liiskii Cunaqabataynta mar kale macno yeelan mayso ee waa in aad talaabo aad qaadaan”.

Kooxda F&F ,ayaa laga yaabaa in ay isku dayaan carqaladayn fadhiga Wadajirka ah ee Baarlamaanka.

Jibril Qoobey.