Wefti balaaran Madaxweyne Deni hogaaminayo oo u anba baxaya Xamar

Caawa Afur,waxaa Madaxtooyada Garowe loogu sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland.

Afurkaasi,waxuu ahaa kala xog qaadasho iyo balamid,maadaama Xamar la aadayo.

Diyaaradii Beri ka bixi lahayd Garowe,waxaa loo baajiyay safarka Madaxweyne Deni ee Xamar.

160-Qof,ayaa raacaya Madaxweynaha oo iskugu jira Wasiiro,Xildhibaano iyo Ciidan.

Xamar,waxaa loo diyaariyay Hotel Airport Xalane.

Jibril Qoobey.