Yaa ku guulaystay Kursigii Budul uu ka Geeriyooday?

Xasan Budul Cali waxa uu ku guuleystay Kursiga #HOP079 oo uu ka geeriyooday AHUN Maxamuud Muxamed Cumar Kuulow doorasho ka dhacday Kismaayo goor dhawayd.