Fahad Xildhibaan maku noqon karaa go’aanka Maxkamada sare?

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe ayaa ku dhawaaqey in fadhiga Maanta ee dhageysiga Dacwadda Fahad Yaasiin xiran yahay, islamarkaana uu go’aan kasoo bixi doono Maxkamadda dhawaan.

Doorashada Baarlamaanka Somaliya,waxaa lagu galay heshiis Siyaasadeed oo ay wada qaateen Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka iyo Gobolka Banaadir.

Maxkamada sare xataa haday fasaxdo Kursiga Fahad Yaasiin aqoonsiga toos uma heli karo,waxuuna ubaahan yahay Shahaadada Xildhibaanimada.