Intee le’eg tahay fursada Cabdi-xaashi Ee hogaaminta Aqalka-sare

Gudoomiyaha Aqalka-sare,waxaa noqonaya hadii rabi idmo Cabdi-xaashi.

Puntland,Jubaland,Galmudug,Hir-shabelle iyo Somaliland oo aan Seneteradooda si hoose u xog waraystay,waxay isku waafaqsan yihiin iyagoon iska warqabin in Cabdi-xaashi uqalmo markale in la doorto.

Si gaar ah PL iyo JL dood kama jirto codkooda in ay siiyaan Cabdi-xaashi halka Somaliland isagu kasoo jeedo oo uu ku dhex jiro.

Ninka la fili karo in uu loolanka ugu weyn la galo waa Dube oo aan cidna rabitaan uhayn.