Waa kuwee Wasiirada loo dhiibay Olalaha Doorasho Ee Siciid Deni?

Madaxa Olalihiisa,waxuu udhiibay Labada Wasiir ee kala ah Maxamed Dhabancad iyo Caarshe.

Qabanqaabada looga soo anba baxayo Garowe,iyagaa abaabulaya hada.

Caarshe waa Nin mudo badan qurbajoog ahaa oo aan Dalka iyo Dadka xog badan kala socon.

Balse Dhabancad waa Qorax joog,inkastoo xiriirkiisa Bulshada,Saxaafada,Ciidamada iyo galaangalkiisuba aad uhooseeyaan oo uu yahay Nin aan soo jiidasho lahayn.

Olale doorasho,waxaa madax ka noqon kara Qof furfuran,shacbiyad leh,xog heli kara oo abuuran kara kooxo daacad u ah oo ka dhex kaluumaysan kara meelo aan la fili karin.

Labada Wasiir waxa kaliya ee lagu xushay waa daacada ay uyihiin Madaxweynaha.