Madaxweynaha Puntland oo Xamar jooga magacaabis ma samayn karaa?

Dastuurka Puntland,waxuu dhigayaa hadii uu Dalka ka maqan yahay Madaxweynaha Dowlada Puntland in ku xigeenkiisu noqonayo Madaxweynaha rasmiga ah ee Dowlada Puntland.

Puntland waa Maamul leh Soodimo,Astaan iyo Calan Dastuurkeeduna,waxuu ka shaqaynayaa Xuduudahaas.

Dalka la tilmaamayo,waa Puntland ee ma’ahan Somaliya,sidaa daraadeed Deni waa looga saxan yahay in ay khalad tahay,isagoo Xamar jooga in uu wax soo magacaabo.

Fasirka ah hadii Madaxweynuhu Xamar joogo Dalka kama maqna waa khaldan yahay,sababtoo ah Dastuurka,waxaa loo sameeyay Puntland,haduu ka baxana waa qabanayaa.

Tusaale”

Beri waa maalinka Shirka Golaha Wasiirada Todobaadlaha ee Puntland uu qabsoomo mana qaban karo Deni oo Xamar jooga.

Jibril Qoobey.