Xubnaha Doorashada kawada Garbahaarey oo loo digay

Guddoonka guddiga FEIT oo xubno katirsan guddiga oo shalay tegay Garbahaaray ugu hanjabay in ay ku sifoobi doonaan kuwo caqabad ku ah hanaanka geedi socodka iyo dhameystirka doorashooyinka, cawaaqib xumada ka dhalatana ay masuuliyadeeda iyagu qaadi doonaan.