Ciidamo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Jubaland oo gaaray Ceel-waaq

Ceelwaaq,waxaa gaaray wafti uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland Yuusuf Cismaan Cismaan Dhuumaal.

Dhumaal,waxuu hogaaminayay Ciidamo gaar ah oo loogu talagalay Amniga Doorashada halkaas ka dhacaysa.

Ceel-waaq,waxaa ka qabsoomi doobta Doorashadii Xildhibaanada Fadaraalka ee laga soo wareejiyay Garbahaarey.

Ilaa beri,waxaa soo gaari doona Musharaxiintii ku tartami lahayd Kuraastaas.