Door intee le’eg bay ku leeyihiin PSF shaqaaqada Gaalkacyo?

Siciid Ismaaciil Saalax ilaahay ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo,waxuu ahaa Askarigiii ku geeriyooday shaqaaqadii Gaalkacyo ka dhacday.

Askariga dhintay

PSF,waxaa uga dhintay shaqaaqada dhacday Askarigaas,waxaana uga dhaawacmay Askari kale.

PSF waxay ahaayeen Ciidanka ilaalinayay oo amaankiisa gacanta ku hayay Wasiirka Farmaajo.

Ciidamada galabta isku dhacay waa PSF iyo Booliska Mudug.

Su’aalaha iswaydiinta mudan??

PSF yaa ufasaxay in ay waardiyayso Wasiir Farmaajo ka socda ?

PSF miyaysan ogayn in Ninkan uu carqalad ku hayay PL?

PSF ma waxay qayb ka tahay qorshaha F&F?

PSF ma waxay ka xishoon wayday Gaalkacyo nabadeeda xasaasiga ah?

PSF yaa xukuma oo ay ka amar qaadataa?

PSF ma Ciidan calooshood ushaqaystayaal ah baa??

Jawaabahaas,waxaan uga fadhinaa hogaanka PSF??

Shalay,waxaan Deni uga difaacnay maanta iyaga ka yeeli mayno!!

5-Qof oo dhimasho iyo dhaawac ah oo shaqaaqadii galabta ay galaafatay PSF waxaan ka rabnaa doorkii ay ku lahayd in ay naga qanciso??

Jibril Qoobey.