Waa imisa Musharaxiinta usoo istaagay qabashada Gudoonka Aqalka-sare?

Guddoonka Golaha Aqalka Sare waxaa isku soo sharraxay Labo iyo Toban Murashax oo kala ah:-

Murashaxiinta Xilka Guddoomiyha:

1.Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi
2.Senator Saalax Axmed Jaamac

  1. Senator Cismaan Obokor Dubbe

Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad

1.Senator Cabdixakiin Macalin Axmed
2.Senator Cali Shacbaan Ibraahin

Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

1.Senator Ilyaas Badel gaboose

  1. Senator cabdullaahi shiikh Ismaaciil (Fartaag)
  2. Senator Cabdullaahi cali Xersi
  3. Senator Sareedo Maxamed xasan
  4. Senator Xasan Xuseen xaaji
  5. senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaabsade)
  6. Senator Cabdi Cismaan xareed