Madaxweynihii Jubaland oo u anba baxay Ceel-waaq

Dhammaan Ergaooyinkii,Musharixiintii iyo Madaxweynihii oo soo daah furaya Doorashada 11-Xildhiban,ayaa Ceel-waaq aaday Maanta.

5-ta Xildhibaan ee harsan isla Beri,ayaa la dooranayaa.

Jubaland guul taariikhiya ayay samaysay Maanta.