Cabdi S.Samatar oo ls dhaariyay iyo hadal jeedintii Musharaxiinta oo socota

Senator Cabdi ismaaciil Samatar,waxaa lagu dhaariyay fadhigii Golaha Aqalka Sare ee Hadal-jeedinta Murashixiinta u tartamaya xilka Guddoonka Golaha Aqalka Sare.

Halkan ka daawo muuqaalka hadal jeedinta Musharaxiinta