Qabiilooyinka ay kasoo jeedaan Xildhibaanada Ceel-waaq lagu doortay

Sideed ka mid ah Xildhibaanada Ceel-waaq lagu doortay,ayaa durba qaatay Shahaadada Xildhibaanimo.

Sida la fili karo ilaa beri in la dhaariyo ayay ubadan tahay.

Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanada C/waaq lagu doortay?

1.Xil.Jibril/Gare.

2.Xil.Maxamed Somali/Faqi Muxumad.

3.Xil.Cabdullaahi Carab/Gaadsan.

4.Xil.Aamina/Gasaregude.

5.Xil.Axmed Cismaan Daqare/Mareexaan.reer Xasan.

6.Xil.Cabdirashid .Ducaale/Marexan reer Xasan.

7.Faadumo Faarax Aadan-99/Mareexaan reer Ugaas Sharmake.

8.Xil.Nuur Afeey/Faqiyaaqub.

9.Xil.Mursal Maxamed khaliif/Mareexaan,Talxe

10.Xil.Dunida Shikh Axmed/Mareexan,reer Axmed.

11.Xil.Faarax Taraar/Mareexaan,Uur-midig.

12.Xil.Kornayl Baale/Mareexaan,Hawrarsame.

13.Xil.Jeylaani Cabdiqaadir /Mareexaan Cali dheere.

14.Xil.Maxamed Muxumed Maxamed/ Mareexaan reer Siyaad.

15.Xil.Cisman Aw libaax/Gabaaweyn.

16 Xil.Cabdiqaadir/Macalinweyne.

Jibril Qoobey.