Deni,Rooble,Xasan Shiikh iyo Xildhibaano ku kulmay garoonka Aadan-cade

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Ra’iisal Wasaaraha XFDS Maxamed Xuseyn Rooble.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo masuuliyiin kale .

Waa kulan tilmaan gaar ah bixinaya muujinayna jiho cusub oo siyaasadeed.