Tilmaan nooceeya,ayuu bixinayay kulankii…..??

Waa kulan tilmaan gaar ah iyo jiho siyaasadeed muujinaya oo niyadjab ku ah F&F.

Xasuus,ayuu ku yeelan doonaa sawirkan maskaxda Umada Somaliyed hadii waxa laga wada hadlay ay door weyn ka qaataan ka saarida Villa-da xurmaysan F&F.

Deni iyo Rooble mar horaba waxa ugu weyn ee lagu xasuusan doono,waa sida ay ugu midoobeen burburinta iyo ka hortagida Saldano Shaydaan oo Somaliya ka dhisanta.

Masuul walba oo damiir yar ku jiro,waa in uu door ka qaataa fashilinta qorshayaasha F&F.

Jibril Qoobey.