Video:-Cabdisataar”Baarlamaanka hada la doortay,waxaa ku jira 3-Xildhibaan iyo Hal Senetar oo xubno ka ah Alshabaab iyo Daacish.

Baarlamaanka hada la doortay,waxaa ku jira 3-Xildhibaan oo Aqalka hoose iyo Hal Senetar oo Aqalka-sare oo xubno ka ah Alshabaab iyo Daacish.

Sidoo kale Baarlamaankii hore 73-Xildhibaan,ayaa bishii mushahaarkooda ka siin jiray Alshabaab min 300-dolar.

Xog-waran xog badan oo amni uu ku jiro,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka