Gudiga khilaafaadka Doorashada heer Fadaraal oo shaaciyay in Xildhibaanadii lagu doortay Ceel-waaq laga keenin wax dacwo iyo khilaaf ah,sidaana ay ku yihiin sharci habraaca maray.
Afhayeenka Gudiga,isla markaana ah Gudoomiyaha 3-da Xubnood ee Gudiga uqaabilsan Jubaland Burhaan Cilmi Xirsi,ayaa ku dhawaaqay go’aankaas,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Jibril Qoobey.