Deni iyo Guudlaawe oo ku kulmay Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe.

Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda dalka.