Xildhibaanadii Ceel-waaq Ee Jubaland oo la dhaariyay

Waxaa goor dhow la dhaariyey 16-ka Xildhibaan ee dhawaan lagu soo doortay deegaan doorashada labaad Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Munaasabada dhaarinta xildhibaanada waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka 11-aad, Xoghayaha Baarlamaanka iyo qaar kamid ah xildhibaanada Jubaland.