Video:-Rooble oo kulan la qaatay Somalida Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble oo la hadlayay Jaaliyadda Somalida ee Switzerland,ayaa sheegay in dadaal iyo howl adag ka dib howsha doorashada la soo gaarsiiyay jeer gebogebo ah, isagoo xildhibaannada Labada Aqal ku boorriyay in ay hoggaanka goleyaasha Sharci dejinta u doortaan dad dalka badbaadin kara.

Halkan ka daawo muuqaalka