Maxaan ka ognahay kulankii Karaash iyo Wasiirka Arimaha dibada?

Karaash iyo Wasiirkii Arimaha dibada waxaa kulankoodii bilowday 12:30 Duhurnimo saacada Gaalkacyo markay ahayd,waxuuna soo dhamaaday 2:30.

3-da markay ahaydna diyaarad,ayuu ka raacay Gaalkacyo Wasiirku,isagoo dib ugu laabtay Muqdisho.

Wasiirka Arimaha dibadu Lacag,ayuu ku wareejiyay Karaash iyo waajibaad.

Caawa saq dhexe,ayay ubadan tahay in uu Karaash kasoo tago Gaalkacyo.

Hadafka ugu weyn ee socdaalkiisu,waxuu ahaa la kulanka Wasiirkaas iyo soo qaadashada Lacagtaas laga ilaalinayay dabagal in lagu sameeyo ama la xaqiijiyo jiritaankeeda.

Jibril Qoobey.