Toos udaawo doorashada ku xigeenada Golaha Shacabka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa mar kale maanta isugu yimid teendhada Afisyoone si ay u doortaan labada Guddoomiye ku-xigeen ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka.

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka hoose,ayaa waxaa u sharraxan 10-Xildhibaan, halka ku xigeenka labaadna ay u sharraxan tahay 7-Mudane.

Halkan ka daawo muuqaalka