Wararkii ugu danbeeyay xasuuqii Muslimiinta Itoobiya

Weerar saf balaaran ayay Amxaarada garabka fog ku qaadeen Musliminta ku nool Magaalada Gonder.


Dhimashadu waxay gaadhay 14-qof,walina dhaawac halisa oo xaalladooda laga dayrinayo ayaa jira.


Shan Masjid,ayaa ilaa hadda la gubay.Waxaa kaloo dhulka lala simay 21 Guri oo ay lahaayen Muslimintu(Waa la gubay).

Musliminta ku dhex nool Deeganka Axmarada ayaa ah kuwo caddaadis joogta ah la deris ah,waxaana markasta laga gubaa Masaajidada.

Musliminta dalka oo arrimahan ka hadlay ayaa ku tilmaamay xasuuq wadareed.


VOSS TV