Video:-Madaxweyne Deni oo hanbalyo ka diray munaasabada Ciida

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, ayaa munaasabadda Ciida ugu hambalyeeyay ummada Soomaaliyeed.

Halkan ka daawo muuqaalka